Faha faahino kasoo baxaya Sargaal katirsan Al Shabaab oo lagu dilay weerar qorsheesan

Duqeyn diyaaradaha dagaalka Mareykanka ka fuliyeen meel ku dhaw degmada Saakow ee gobolka Jubada Dhaxe ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay sargaal katirsanaa kooxda Al Shabaab. Saraakiil katirsan ciidanka dowlada ayaa Warbaahinta u sheegay in duqeynta lala eegtay sargaal katirsanaa Al Shabaab oon magaciisa wali la shaacin, waxaana la sheegay in duqeynta lagu dilay … Continue reading Faha faahino kasoo baxaya Sargaal katirsan Al Shabaab oo lagu dilay weerar qorsheesan